Ogeysiis iyo Wargelin Muhiim ah !

 

 

 

 

 

Ogeysiis iyo Wargalin oo Ku Socota Soomaalida Degan Magaalada Bern ee Switzerland!

 

 

 

Casuumaad Kulan Warbixineed muhim ah.

 

Kulan Warbixeeneedkan waxaan idunka Wargelineynaa Mowduucyada kusaabsab Tarbiyada, Xanaaneyta iyo Waxbarashada Caruurta iyo Qorsheynta Qoyska. Fadlan ka soo qeybgala Kulanka warbineed ee aan kor  kusoo Xusney  Ka soo Qabgal

 

Fadlan Wargelina Ehelkaaga , Asxaabtaada iyo  sidoo kale wargeli soona kaxey Dadka aad Taqaanin.

 

Dhacdada ka dib waxaa jiro Casriyo ama Macmacaan yar wixii dhaqanka inoo ahaa Soomaali ahaan.

 

Taariikhda : 19. Nofember

 

Saacada :  16:00

 

Goobta : Quartierzentrum Tscharnergut,

 

Wadada : Waldmannstrasse, 3027 Bern.

 

Soo raac Tram 8: oo ku Socda Brünnen Westside Bahnhof

 

Ugana deg : istobka Tscharnergut 

 

Waxaa soo Qaban qaabiyey Hey`adaha :  Help-Somali. iyo Public Haelth Services

 

Fadlan La Xariir Yahya Dalib Ahmed 078 880 30 76

 

 

 

 

 

 

 

                                             

 

                                                                                Help Somali ORG.

 

        www.help-somali.org

 

Shaqo marka aad dalbaneysaan warqadan raacsiiya (Qofka Degnaanshaha Fta wata)

Arbeitsbewilligung_F.pdf
Adobe Acrobat Dokument 18.6 KB
Dad badan ayaa
Waxay is weydii nayaan
Mudaaharaadka inuu Faa`ido keeney iyo inkale.Dhaqaaqa ayaa ka faa`ìdo badan fadhiga

Dhibka kaliye oo jira waa Soomaalida oo u Awuuran in ay jecel yihhin Geedka ay maanta Abuurey iney Barito ay ka Mira cunaan. Sabar la,aan